SHEEKADII DAANYEERKA
Ninbaa waxuu tagay carwada markaaso waxuu arkay inti xeywaan aheed
meesha joogeen ayago qoslahayaan ilaa hal dameer moyee, ninkii maalinta
ku xigtay maalintaas ayuu carwadii tagay waxu u arkay dameerki qoslahaya
marka waxuu weydiyey ninka carwada leh sidee ku dhacday dameerka
maanta kaligiis ayuu qoslahayaa shalayna wuu aamusnaa markaa ninkiis baa
waxuu yiri shalay ayaa daanyeerka sheeko qosol ah sheegey maanta ayuu fahmay dameerka).
Wiil ayaa waxa uu tagay Qabriga Gabar
Qoraa ABDIRIZAK TALASAME
0 Comments