SHEEKO SHUKAANSI

 


Xaawo, waxa ay ahayd inan ay isha ku wada hayeen dhallinyaradii Hargeysa joogtay oo dhan, maaddaama ay ahayd gabar aqoonyahan ah, dhawrsan, afgaaban, indheergarad ah, is la markaasina joog iyo jamaal Eebbe isugu daray. 

Waxa ay ahayd gabar dheer oo dhumuc dhexaad ah, dhexdana u yar, lehna midab maarriin casaan xigeen ah oo aad u iftiimaya, Sanka dheer ee xoodan, indhaha yara waaweyn ee daaharan ku yihiin, sunniyaha xirribaha qaansaroobaadka la moodo, afka madow, quruxda foolka, koodadka iyo dhammaan qaabdhismeedka kurka ee la isku sargooyey, gacmaha siideyska ah, kubabka waaweyn iyo haybad u-socodka waa midda looga hari waayey oo rag badan dawakhisay. 

Aniga iyo xaaskayga 25 sano ayaan is qabnaa maalina isma khilaafin.

ninkaygu iguma qanciyo gogosh

dhaadheer In kasta oo rag badan oo la soo xiriiray aysan ka hoos qaadin, laakiin wiilkan hadda lagu daray, horay ayey isku dugsi u wada dhigan jireen, aad ayeyna uga heli jirtay, maaddaama uu ahaa wiil soo jiidasho leh, bashaash ah, balacsan, ladan is la markaasina ahaa madi uu gacanta ku hayey aabbe dhaqaalaysan, laakiin markii uu waxbarashadii ka saaqiday, ciyaal suuqoobey, maqaafaadna uu noqday ayey ka calool go'day. In kasta oo ay markii hore ka madax adaygtay, laakiin markii uu aabbaheed, hooyadeed iyo qaraabada oo dhan ka codsadeen, kuna cadaadiyeen in wiilka loo soo doonay ay guursato, ayey markii dambe yeeshey, iyada oo is lahayd, "Adiga ayaa beddeli doona oo gadaal ayuu ka wanaagsanaan doonaa". wanaagsan ku yeesho iyada oo Xaawo na loogu guuriyey, in uu kü dego, kuna xasilo is la jeerkaasina uu joojiyo suuq wareegga iyo shaxaarinimada. Waxaa ciidamada looqu daray, in uu asluub iyo dhaqan Waxa uu ahaa nin labbis badan oo muunadda ugu dambeysa dharka ka xirta, kuwa uu subixii ku soo baxo galabtii ma qaato. Waxa uuna ku dhaashtaa timaha saliidaha LASOCO KHEYBTA XIGTA 

SABABAHA KEENA BIYO BAXA DEG DEGA AH(premature), + TALOOYIN

SIDEE U HANAN KARTAA GABAR AAD JECESHAY QALBIGEED

Post a Comment

0 Comments

Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...