Wiil ayaa waxa uu tagay Qabriga Gabar

 Wiil ayaa waxa uu tagay Qabriga Gabar ey deris ahaayeen, si uu ugu duceeyo. isaga oo Qabrigii ag Fadhiyo ayuu Yiri: Alla ha u naxariistee, Gabadhaani waxa ey Geeriyootay iyada oo 24 Sano jir ah. Gabadhii ayaa Qabrigii Madaxa kala soo baxday oo tiri: war Qumayohoow, 23 Sanno dheh. 

( Haweenku waxa ey jecelyihiin in sanadihii ey Noolaayeen ey yareeyaan. Siyaasiguna waxa uu jecelyahay in Sanadaha Mudda Xileedkiisa la kordhiyo)


Qoraa Yaxye caamir


Post a Comment

0 Comments

Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...