Maankaan Kugu Sooray Maad Hanan
Farxada Ku Magaan Shay Maad Deyn
Waanadaa Kugu Miisay Maad Maqal
Waanadaa Kugu Miisay Maad Maqal
Mid Kalaan Isku Maranay Maad Arag
Agtaada Kamaar Maymaad Oran
Halkaad Iga Maagray Maan Garan
Mid Kalaan Isku Maranay Maad Oran
Abid Kaa Agtaada Kamaar May Maad Oran
Halkaad Iga Maagray Maan Garan
Meeshaan Kugu Sugayay Maad Imaan
Waxaan Kugu Mahadsho Maad Falin
Milkaheedii Nafteyda Maad Marin
Qofkiii Aan Ku Mooday Maad Noqon
Qofkii Aan Ku Mooday Maad Noqonee
Waligaa Murugiyo Dhibmaad Mudad
Xasuus Kugu Milantay Maad Miran
Wajia Aan Magan Galiyo Maad Dhigan
Maciin Kal Kumuhatay Maadtarin
Midigta Naf Madluudsan Maad Qaban
Maalina Waajibkaada Maad Kudan
Meeshaan Kugsugay Maad Iman
Waxaan Kugu Mahadsho Maad Falin
Milkaheeda Nafteyda Maad Marin
Qofkiii Aan Ku Mooday Maad Noqon
Qofkii Aan Ku Mooday Maad Noqonee
0 Comments