Dowlada soomaliya ayaa daroogo ku batalatay kaluun


Dowlada soomaliya ayaa daroogo ku batalatay kaluun
Majirto qorsha oga dagsan dowlada somali sidii loo dhoofin lahaa kaluunka
Mana jiraa kanacsato u diyaarsan in ay dhoofiyaan kaluunkan
Xiliga uu ku soo aadayo heshiis kan ayaa ah xili kala guur ah kenya oo ay ka jiraan doorashooyin heshiiskan waa heshiis u daneenaya dowla kenya oo kaliya wax dan ah ugamajirto soomaliya 
Xasan sheekh oo horay loo ogaa in uu fasixidono ayaa laga filayay in uu ku badashow wax yaabo waaween, 

Dhacdadaan waxay noo cadeyneysaa in xasan sheekh maxmuud usan laheyn qadiyay balse uu ku taagan yahay kaliya dhabeenta soomali heshiis ah dunidana sheshiis la ah 
Taas waxay indhaha ka tirtay dhacdooyin kii dowlad kenya ku sameysay markii sidaas loo doortay “duqeynta gedo” aqoonsiga somalilan”, iyo dhacdooyin kale oo lagu sugayay in xasan sheekh uu ku kanaaxo kenya 
Maxay kula tahay adiga

Post a Comment

0 Comments

Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...