Wax ka Ogow Dagaal xoogan oo udhaxeyya sharma boy iyo ilkacase Qeys

 

Dagaal cusub oo ka bilaabtay caalamka raabka ilkacase qeys iyo sharma boy

Dagaalkan ayaa la isku adeegsanaay gantaalada nuucyadiisa kala duwan, gantaal uu soo riday ilkacase ayaa daadka ku daray sharma boy kaas ayaa loogu sheegay in sharma boy uu yahay saqiir ku cusub farnka uuna ka seexdo,

 balse sharma boy oo ka soo jawabay ayaa kabaha la dulmaray ilkacase ilaa iyo hadana lama oga meel uu jaan iyo cirib dhigay ani xitaa ma ogi heesta ma ogi ayaa ila iyo hada jawaab looheen mana ogi xiliga laga soo jawabidoono ma ogi 


Ma ogi commentga aad soo bixin doonto mana ogo in aad share gareen doonto ma ogi ma ogi dagaal kan markuu soo dhamaan doono ma ogi

Post a Comment

0 Comments

Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...